Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay Caqabadaha xilligan heesta Dowladda uu Hoggaamiyo (Sawirro)

Madaxweyanaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Bandhigga Waxqabadka Xukuumadda Dan-Qaran ee uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa tilmaamay in ay guul weyn ahayd samata-bixinta dadkeennii Soomaaliyeed ee la dhibaateysnaa abaaraha ka jiray dalka. Madaxweynaha ayaa xusay in mideynta dadaallada heer Qaran iyo heer caalaami ee la xiriira gurmadka … Continue reading Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay Caqabadaha xilligan heesta Dowladda uu Hoggaamiyo (Sawirro)